Siyaasiga C/llaahi Shiikh Xassan oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Muqdisho

Siyaasiga C/llaahi Shiikh Xassan ayaa la sheegay iney waxyeelo ka soo gaartay qarax lagula eegtay Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo siyaasigu degan yahay, inkastoo aan faahfaahin laga helin nooca uu ahaa qaraxa. Wararka qaar ayaa sheegaya in dhaawaca Siyaasiga C/llaahi Shiikh Xassan uu yahay mid culus, … Continue reading Siyaasiga C/llaahi Shiikh Xassan oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Muqdisho